Madaxweyne Hakainde Hichilema oo arrin adag ka codsaday ragga xaasaska leh

Madaxweynaha Zambia, Hakainde Hichilema ayaa ugu baaqay ragga inay joojiyaan basaasidda teleefoonada xaasaskooda. “Jaceyl ayaan isku guursannaa, iskuma guursanno in aan is furno oo aan kala tegno, iskuma guursanno in aan is eedeyno” ayuu yiri madaxweynaha Zambia. Wuxuu intaa ku daray, “Xoriyadda waa in aad mas’uuliyad iska saarto sidii aad xoriyadda u xaddidi laheyd ma … Continue reading Madaxweyne Hakainde Hichilema oo arrin adag ka codsaday ragga xaasaska leh